Välkommen på en helkväll på somaliska, om rättigheter och skyldigheter för föräldrar och unga människor.
Den 14 oktober kl 17:00-19:30 blir det temakväll på Agora!
Vi har bjudit in förebilder som delar med sig av sin historia, sin kunskap från studier och arbete, sina erfarenheter som föräldrar och sina bästa tips och råd!
Föreläsningarna är på somaliska.
Kvällen arrangeras av Kader Dahir Ahmed, Stångåstaden, Familjeprogrammet, Områdesteamet och Agora.
Datum: Fredag 14 oktober
Tid: kl 17:00-19:30
Plats: Agora
FÖRELÄSARE: Leila Ali, Aweys Osman, Mohamed Amiin
Leila Ali är miljöpartistisk politiker och riksdagsledamot sedan 2018. Hon är aktivist och arbetar mot rasism.
Aweys Osman är högskolebyggnadsingenjör och byggkonstruktör. Han har tidigare arbetat som modersmålslärare i somaliska och är ordförande i islamiska förbundet i Linköping.
Mohamed Amiin har varit en aktiv vän till mänskligheten och aktivist som jobbar för att förbättra samhället.
Kulan Cilmiyeedkan waxa uu ku bixi doonaa luuqada af-soomaaliga , waxa uuna ku saabsanaan doonaa xuquuqda iyo waajibaadka muwaadinka , iskuulka iyo sida guul lagu gaadhi karo.
Waxaan ku soo casuunay kulankan aqoonyahano hormuud u ah bulshadeena kuwaasoo, inala wadaagi doona taariikhda safarkooda nolaleed, iyo sida ay ku gaareen halka ay joogaan maanta , isla markaasina ina siin doona talooyin iyo tusaalooyin dhaxal gal ah. Waa kulan u furan waalidiinta , dhalinyarada iyo cidkasta oo daneyneysaa hore u socodka bulshada.
Jimcaha taariikhdu tahay 14/10 . Waqtiga:17:00-19:30 fiidnimo
Kulankan waxa uu ka dhici doonaa Agora oo ku taal xaafada Skäggetorp, Waxaa isku soo duba riday kulankan Khadar Dahir Ahmed ,isla markaasina hogaamin doona. waxaana kala soo shaqeeyay Stångåstaden, Familjeprogrammet, Områdesteamet & Agora.
Hadal jeediyayaasha:
Leila Ali
Waa Siyaasiyad ka tirsan xisbiga deegaanka. Waxayna ka mid tahay markii labaad golaha baarlamaanka ee Sweden.
Leila Waxay sidoo kale kasoo horjeedaa cunsirinimada , waxayna u dhagdhaqaaqdaa xuquuqda dumarka.
Aweys Osman
Waa injineer, gaar ahaan dhinaca nashqadeynta dhismaha, horena waxa uu usoo ahaan jiray macalin afka hooyo dhiga. Hadda waa hogaanka ururka masaajidka ku yaala Linköping.
Mohamed Amiin, waa wiil dhalinyaro ah oo aad u firfircoon ,mudadii koobneyd ee uu joogay Sweden ka qaatay dowr muuqda arimaha bulshada. Jecelna arimaha bini'aadanimada.