Den 16 september kl 17:00-19:30 blir det temakväll på Agora!
Vi har bjudit in förebilder som delar med sig av sin historia, sin kunskap från studier och arbete, sina erfarenheter som föräldrar och sina bästa tips och råd!
Föreläsningarna är på somaliska.
Kvällen arrangeras av Kader Dahir Ahmed, Stångåstaden, Familjeprogrammet, Områdesteamet och Agora.
Datum: Fredag 16 september
Tid: kl 17:00-19:30
Plats: Agora
FÖRELÄSARE: Ali Osman, Amina Farah & Hassan Deri.
Ali Osman är docent i pedagogik vid Stockholm Universitet. Osman undervisar och handleder doktorander. Hans forskningsintresse är inom utbildning. migration och integration.
Amina Farah kom till Sverige 1990. Hon har haft olika utbildningar bland annat lärarassistent och läste 60hp svenska som invandare. Nu läser hon sköterskeprogrammet. Hon har en stor familj med sju barn och är aktiv i somaliska föreningen lim.
Hassan Deri är jurist och har egen jurist- och översättningsbyrå. Han är även expert på bl.a. migrations- och barnrätt. Han är också politiker på lokal nivå.
Kusoo dhawaada kulan cilmiyeed, lagaga hadlayo xaqa iyo xuquuqda aan leenahay iyo waajibka ina saaran.
Waxaan ku soo casuunay kulankan aqoonyahano hormuud u ah bulshadeena kuwaasoo, inala wadaagi doona taariikhda safarkooda nolaleed, iyo sida ay ku gaareen halka ay joogaan maanta , isla markaasina ina siin doona talooyin iyo tusaalooyin dhaxal gal ah. Waa kulan u furan waalidiinta , dhalinyarada iyo cidkasta oo daneyneysaa hore u socodka bulshada.
Waana 16/9 maalin jimce ah , saacaduna tahay kl.17:00-19:30 ee fiidnimo.
Kulankan waxa uu ka dhici doonaa Agora oo ku taal xaafada Skäggetorp, Waxaa isku soo duba riday kulankan Khadar Dahir Ahmed ,isla markaasina hogaamin doona. waxaana kala soo shaqeeyay Stångåstaden, Familjeprogrammet, Områdesteamet & Agora.
Hadal jeediyayaasha:
Ali Osman waa macalin wax ka dhiga Jaamacada Stockholm,waxa uuna hagaa ardeyda dufaacaneysa cilmibaadhistooda PhD. waxa uu sidoo kale cilmi baadhe sare, oo ku xeel dheer dhinaca waxbarashada . Waxa kale oo uu xiiseeyaa inuu cilmi baadhis ku sameeyo arimiha isdhexgalka iyo laanta socdaalka ee dadka soo galeytiga ah.
Amina waa hooyo leh qoys balaadhan oo 7 caruura, waxayna dhigatay waxyaabo badan oo kale duwan sida :- Iney noqotay kalkaaliye macalin, iyadoo ka dhigatay jaamacada 60 dhibcood oo dhinaca waxbarashada ah, Hadda waxay ku jirtaa barashada kalkaaliye caafimaad Jaamacadan Linköping.Waa hooyo tusaale ah. Waxayna joogtaa wadankan ku dhawaad 32 sanadood.
Waxaa ka qeybgalaya garyaqaan Hassan Deri. Waxaanu si gaara uga shaqeeyaa arimaha sharciga caruurta iyo qoyska , sidoo kale laanta socdaalka soo galootiga. Hassan sidoo kale waa siyaasi maxali ah. Waxa kale oo uu ka shaqeeyaa waxyaabo badan.