Tid: kl.17:00-19:30
Plats: Agora
studier och arbete, sina erfarenheter som föräldrar och sina bästa tips och råd.
Stångåstaden, Familjeprogrammet, Områdesteamet och Agora.
Föreläsare:
Jurist på Byrån mot diskriminering i Östergötland, som är en av Sveriges 18 antidiskrimineringsbyråer. Han är föreläsare och driver en egen konsultbyrå. Har styrelseuppdrag för organisationen Swefrica som bedriver projektarbeten utomlands samt Somaliska akademiker Östergötland som bl.a. bedriver läxhjälp för grundskoleelever.
Aktiv ledare i KFUM Linköping. Har stort engagemang i KFUM Bollihop som inkluderar fler tjejer och kvinnor inom idrotten och samhället. Hon Jobbar också inom LSS, och sitter även i styrelsen i Somaliska Akademikerna.
Kusoo dhawaada kullan cilmiyeed ku bixi doona luuqada afka-
Soomaaliga, looguna tala galay waalidiinta iyo dhalinyarada labbadaba. Mowduuca : Muhiimada ururada iyo kaqeybqaadashadooda iyo Muhiimada inaad yeelatid shirkad ganacsi
Waqtiga: kl.17:00-19:30
Goobta: Agora
kartaan , haddii ay tahay taariikhdooda, dhinaca waxbarashada, shaqada iyo
waayo aragnimadoodaba. Waxayna siin doonaan waalidiinta iyo
dhalinyaradaba talooliyinkooda ugu wanaagsan. Sidoo kale waxaan ka wada
doodi doonaa mowduuca ay ka hadlayaan .
Waxaa kullankan soo qabaqaabiyay Kader Dahir Ahmed , Stångåstaden,
Familjeprogrammet, Områdesteamet iyo Agora.
Waa sharciyaqaan ka shaqeeya xafiiska ka hortaga cunsuriyada ee Gobalka Östergötland, oo ka mid ah 18 xafiis ee ka jira Sweden.Waxa kale oo uu ku garabwadaa , Xafiiska talabixinta xaga sharciga oo isaga gaar u ah. Waa qof dowr weyn ka qaata arimaha bulshada sida ururka Swefrica oo uu ka tirsanyahay hogaanka sare , waxa uu xubin kayahay ururka mutacalimiinta gobolka Östergötland, isla markaasina waxa uu ka qeybyahay ka caawinta maadooyinka kala duwan ee ardeyda dhigata dugsiyada dhexe( läxhjälp).