Hal ka'gunto talawadaag: temakväll på somaliska om Hälsa & Rörelse

Agora , 11 november 2022 - 17:00-19:30

Välkommen på en helkväll på somaliska på tema Hälsa & Rörelse.

 
Datum: Fredag 11 november
Tid: kl.17:00-19:30
Plats: Agora

Temakväll på Agora!
Vi har bjudit in förebilder som delar med sig av sin historia, sin kunskap från
studier och arbete, sina erfarenheter som föräldrar och sina bästa tips och råd.
Föreläsningarna är på somaliska. Kvällen arrangeras av Kader Dahir Ahmed,
Stångåstaden, Familjeprogrammet, Områdesteamet och Agora.
 
Föreläsare:
IBITAM YUSUF
Sjukhusfysiker och doktorand i strålningsfysik. Regionpolitiker för Vänsterpartiet. Engagerar sig i sjukvårdsfrågor och jobbar för ett jämlikt samhälle.
 
ISMAIL ADNAN
Läser termin 10 på läkarprogrammet. Aktiv medlem i olika föreningar. Fokusfråga: hur ungdomar kan integrera sig i svenska samhället genom utbildning.
 
DEQA HAMDI MOHAMED HASHI
Jobbar med hälsofrämjande och förebyggande insatser i Region Östergötland. Ensamstående tvåbarnsmamma. Politiker och aktiv i föreningslivet.
 
-----
Kusoo dhawaada kullan cilmiyeed ku bixi doona luuqada afka-
Soomaaliga, kuna saabsan Caafimaadka iyo jimicsiga , looguna tala galay
waalidiinta iyo dhalinyarada labbadaba.

Taariikhda: Jimcaha 11/11 (noofembar)
Waqtiga: kl.17:00-19:30
Goobta: Agora
 
Kullankan cilmiyeedkan waxaan idiin soo casuunay , dad aad wax ka faa’iidi
kartaan , haddii ay tahay taariikhdooda, dhinaca waxbarashada, shaqada iyo
waayo aragnimadoodaba. Waxayna siin doonaan waalidiinta iyo
dhalinyaradaba talooliyinkooda ugu wanaagsan. Sidoo kale waxaan ka wada
doodi doonaa mowduuca ay ka hadlayaan .
 
Waxaa kullankan soo qabaqaabiyay Kader Dahir Ahmed , Stångåstaden,
Familjeprogrammet, Områdesteamet iyo Agora.
 
Ibtisam Yusuf, Waxay ku shaqeysaa dhaktarka (Hospital physicist) waxayna ku
haysataa shahaadada ugu sareysa ee PhD, sida loogu howlgalo shucaaca
(radiation physics). Waana xildhibaan cusub, lagana soo doortay xisbiga
bidixda ee gobalka, Waxayna u ololeysaa sinaanta bulshada.
 
Deqa (Hamdi) Mohamed Hashi,Waa hooyo leh laba caruura.Waxayna ka
shaqeyasaa horumarinta caafimaad ee dadka iyo ka hortagga ee gobalka.
Waxayna ku jirtaa siyaadada dagmada, sidoo kale waxay kaalin firfircoon ka
qaadataa ururada , lashaqeynta dadkana way jeceshahay.
 
Ismail Adnan ,Waa ardey dhigta caafimaadka tarmiinkii 10 aad , waxa uu sidoo kale kaalin firfircoon kaga jiraa ururo kala duwan. Waxa uu jecelyahay in uu ka qeyb qaato su’aalaha khuseeya dhalinyarada ee ku saabsan is dhexgalka
bulshada iyo waxbarashada.