Hoppa till huvudinnehåll

Caawinada aad codsaneysid Sfi

Hadii aad donesid in lagu cawiyo  markii  add soo cadsaneysid Waxbashada Sfi nagala soo xiri mejlkena.

  • Waxaan kaga caawinkarna luqadaha Iswidhiska, Ingriska Soomali iyo Carabi
  • Waan kula soo xirireyna si aan ku hogaminoh tilaabo tilaabada ka dambeyso sii aad u buxinlaheyd Arjigaada.
  •  ka dib Waxaa kula soo xiriridono masuliyinta khariideynta waxbarashada Luqada iswidhiska oo kula yelandoono wada hadal si ay kugu qoran levelkii aad ka bilabileyheyd waxbarashadada.
  • Kadibna waxaa lagu qadandoona waxbarashadii.

Ugu dambeytiina waxaa lagu soo diraya magacii skolka aad wax ka baranlahey

Senast uppdaterad den 27 april 2020